tusmo.iidhis.com

  • Decrease font size
  • Default font size
  • Increase font size
  • default color
  • red color
  • green color
al-islaaxIsniin, April 20, 2009(HOL): Ururka Al-Islaax ayaa soo saaray warsaxaafadeed uu ku soo dhaweynayo go’aankii uu Sabtidii Baarlamaanka Soomaaliya ku gaaray in Shareecada Islaamka lagu xukumo Dalka Soomaaliya, wuxuuna go’aankaas ku tilmaamay Ururka mid muhiim ah oo aan nolosha adduunka iyo tan aakhiraba  looga maarmi karin.
Read more...
 
Home arrow Discussions
Wadahadal
Welcome, Guest
Please Login or Register.    Lost Password?
Waa sidee Siyaada TFGd? Ma dhabaa Shareecada? (1 viewing) (1) Guest
Go to bottom Post Reply Favoured: 0
TOPIC: Waa sidee Siyaada TFGd? Ma dhabaa Shareecada?
#2
guest (User)
Fresh Boarder
Posts: 3
graph
User Offline Click here to see the profile of this user
Waa sidee Siyaada TFGd? Ma dhabaa Shareecada? 1 Year, 4 Months ago Karma: 0  
Waxaa layaab leh in Barlamaan ayaguba ku jiraan kuwa diinta Islaamka si fiican u fahansaneyn iney yiraahdaan shareecada ayaan wax ku dhaqeynaa. Sideebaa loo hir gelin karaa Shareecada Diinta Islaamka haddii kuwii oofin lahaa ku dhaqankeeda ayaguba aaney ku dhaqmin.

Waa suaal cajiib ah.
 
Report to moderator   Logged Logged  
  The administrator has disabled public write access.
Go to top Post Reply
Powered by FireBoard
Currently Discussed..
TopicsByCategoryDate
Ma Qabtaa Wax Su'aal ah?guestDhismaha21-04-09 13:09