| Fadlan marka hore geli meesha username guest meesha password guest. Kadibna waxaa kuusoo baxaya User Nenu. Ka dooro linkiga Submit News. Sii aqri qoraalkan si aan kuugu sii sharaxo. | |
| Read more... |
| Currently Discussed.. |
| Topics | By | Category | Date | ||
![]() | Ma Qabtaa Wax Su'aal ah? | guest | Dhismaha | 21-04-09 13:09 | |
![]() | Kooxdee qaadeysa Champions League? | guest | Wararka Cusub | 21-04-09 12:28 | |
![]() | Waa sidee Siyaada TFGd? Ma dhabaa Share... | guest | Politics - Siyaasadda | 20-04-09 21:10 |
News-Warka
Emailka Hotmail oo SPAM-ka ku darta Jawaabteyda | Emailka Hotmail oo SPAM-ka ku darta Jawaabteyda |
|
|
|
| Written by Guest | |
| Thursday, 18 June 2009 | |
|
Haddii aad dhowaan iigu soo dirtay su'aallo emalkayga oo aan kuusoo jawaabay, waxaa suurto gal ah inaadan helin jawaabtaas taaso ay ka dambeysay Hotmail. Sababta keentay in aadan helin jawaabtii aan kuu soo diray ayaa noqo karta in Hotmailka spam filterkeeda uu toos emailkayga ugu gudbiyo SPAM-ka.
Si aad u hesho emallada aan kuugu soo jawaabo, fadlan ka fiiri spam box ka email iidhis ama aniga magaceyga ka socota.
Waxaan dhowaan ka helay mudane jooga dalka Sweden oo aanan magaciisa halkaan ka sheegeyn. Qofkaas ayaan u jawaabay balse aan helin jawaabteydii. Waxaan durba gartay email Hotmail ah inuu isticmaalayo taasoo ah mid mararka qaar emaillada dadka soo gaaraya ku rida SPAM boxka. Haddii aad Hotmail heysato fadlan jawabteyda ka fiiri SPAMkaaga. Comments (2)
![]() written by hasan hashi, July 14, 2009
scw waa ku salamay salan ka din wa isla ninkii jogay sweden waxaan raba in aad ii samayso webka xawaaladaha lacagta lagu diro hadii ad awwodo iisoo sheeg wa ku salamaya wsc
Write comment
Copyright 2007. All Rights Reserved. |
| Next > |
|---|
| Currently Discussed.. |
| Topics | By | Category | Date | ||
![]() | Ma Qabtaa Wax Su'aal ah? | guest | Dhismaha | 21-04-09 13:09 |