tusmo.iidhis.com

  • Decrease font size
  • Default font size
  • Increase font size
  • default color
  • red color
  • green color

Isniin, April 20, 2009(HOL): Dadkii ka barkacay Magaalada Muqdisho ee deegaannada ka sameystay in u dhaxeysa Magaalooyinka Muqdisho iyo Afgooye ayaa waxay ka codsanayaan Hay’adaha Samafalka iyo Shacabka Soomaaliyeed kuwooda wax heysta in ay gargaar deg deg ah la soo gaaraan.

Read more...
 
Home arrow News-Warka arrow Sidee Loo Geliyaa Warka?
Sidee Loo Geliyaa Warka? PDF Print E-mail
Written by Guest   
Tuesday, 21 April 2009
Fadlan marka hore geli meesha username guest meesha password guest.  Kadibna waxaa kuusoo baxaya User Nenu.  Ka dooro linkiga Submit News.  Sii aqri qoraalkan si aan kuugu sii sharaxo. Kadib markii aad login sameyso, waxaa soo baxaya User Menu oo aad ka dooro karto qaybaha kala duwan ee websiteka gelin karto. Waxaa riixdaa Submit News si aad warka u geliso. Markuu bogga furmay dhamaantiis waxaa kuu soo baxaya meesha lagu qoro warka. Dhinaca kore ku qor Title-ka (cinwaanka) kadibna geli qaybta kore ee warka sida inta yar ee hordhaca ah. Hordhaca markii aad qorto, waxaa hoos ku yaala meel lagu qoro warka oo dhan. Meeshaas ku qor warka intiisa kale. Markii qoraalka warka aad dhameyso, daabicidda waa fudayd. Si warku usoo baxo. Fadlan hoos u sii deg. Waxaad ka helee sidax batoon. Mid waa flopy disk (save), mid waa check mark (apply) midna waa X gaduudan (cancel). Inta aadan Save (floppy disk) riixin, Waa inaad doorataa qaybta warka ka mid tahay (category) adigoo ka dooranaya meesha warka lagu qoro korkeeda. Ka dibna qoraalkaaga hoostiisa u deg. Battoonnada hosteeda waxaa ku yaal siddax tab (meelo is dul saar saaran). Dhag sii Publishing tab oo kasii hooseysa battoonadda. Kadibna kadhig Published adigoo riixaya meesha ay ku qoran tahay Unpublished (sida warku yahay inta aadan daabicin.) Markii aad Published ka dhigto (State: Published ha u muuqato), waxaa riixdaa Save (ama floppy disk) battoonka ah si aad u daabacdo. Boggu isla markaasba waa daabacayaa warka.
Comments (1)Add Comment
reply
written by Sharlene20Lewis, September 06, 2010
Don't you acknowledge that it is high time to receive the loan, which can make you dreams real.

Write comment
quote
bold
italicize
underline
strike
url
image
quote
quote
Smiley
Smiley
Smiley
Smiley
Smiley
Smiley
Smiley
Smiley
Smiley
Smiley
Smiley
Smiley

Copyright 2007. All Rights Reserved.
busy
 
< Prev   Next >

Sport News


Warning: getimagesize(http://i.media.goal.com/g/47412_news.jpg) [function.getimagesize]: failed to open stream: HTTP request failed! HTTP/1.0 404 Not Found in /home/iidhisco/public_html/tusmo/modules/mod_globalnews/php/functions.php on line 27
Arshavin Not Happy with Four Goals Against Liverpool
Tuesday, 21 April 2009

Warning: getimagesize(http://i.media.goal.com/g/39998_news.jpg) [function.getimagesize]: failed to open stream: HTTP request failed! HTTP/1.0 404 Not Found in /home/iidhisco/public_html/tusmo/modules/mod_globalnews/php/functions.php on line 27
Alonso Certain Liverpool Must Win Last Six Games
Tuesday, 21 April 2009

Warning: getimagesize(http://i.media.goal.com/g/41808_news.jpg) [function.getimagesize]: failed to open stream: HTTP request failed! HTTP/1.0 404 Not Found in /home/iidhisco/public_html/tusmo/modules/mod_globalnews/php/functions.php on line 27
Ferguson To Buy Kaka
Tuesday, 21 April 2009

Warning: getimagesize(http://i.media.goal.com/g/46756_news.jpg) [function.getimagesize]: failed to open stream: HTTP request failed! HTTP/1.0 404 Not Found in /home/iidhisco/public_html/tusmo/modules/mod_globalnews/php/functions.php on line 27
Fernando Torress: Man U will not win any titles this year
Tuesday, 21 April 2009
Currently Discussed..
TopicsByCategoryDate
Ma Qabtaa Wax Su'aal ah?guestDhismaha21-04-09 13:09