tusmo.iidhis.com

  • Decrease font size
  • Default font size
  • Increase font size
  • default color
  • red color
  • green color

Axad, April 19, 2009(HOL): Waxaa xalay la sii daayay Seddex nin oo rayid ah kuwaas oo kooxo hubeysan habeen hore ka qafaasheen guri ay ka deganaayeen Magaalada Beledweyne, kadib markii sida uu HOL u sheegay mid ka mid ah ragga la sii daayay lagu waayay sababihii loo qabtay.

Read more...
 
Home arrow News-Warka arrow Dowlad Goboleedka Puntland oo loo samaynayo Ciidamo la dagaallama Burcad Badeedda
Dowlad Goboleedka Puntland oo loo samaynayo Ciidamo la dagaallama Burcad Badeedda PDF Print E-mail
Written by Guest   
Monday, 20 April 2009

somali piratesAxad, April 19, 2009(HOL): Madaxwaynaha DGPL Dr C/raxmaan Faroole oo ku sugan magaalada Nairobi ee dalka Kenya ayaa sheegay in Puntland loo samaynayo ciidamo Badda ah oo ka hortaga dhibaatooyinka Burcad Badeedda.

Madaxweyne Faroole ayaa hadalkaan ku sheegay war qoraal ah oo la soo gaarsiiyay Warbaahinta Boosaaso, taasi oo ku aadan in Maamulka uu la dagaallamayo Burcad Badeedda si loo dhimo xaddiga afduub ee ka dhaca Xeebaha Puntland.

Sidoo kale Madaxwayne Faroole ayaa Qaramada Midoobay ka codsday in maamulkiisa lagu taageero lacag dhan $20 Milyan  si loo sameeyo ciidamo ka hortagga Burcad badeeda Soomaaliya. "waxaan diyaarinaynaa ciidamo gaaraya 2,000 askari si ay uga hawlgalaan Xeebaha ku teedsan Puntland, mana jirto tabar aan u leenahay Burcadda haddii aan nala caawin"ayuu yiri Madaxweyne Faroole.

Madaxwaynaha DGPL Dr. C/raxmaan Faroole ayaa u jooga Kenya in uu ka qayb galo kulan looga hadlayo Burcad Badeedda, kaasi oo ka furmi doona magaalada Nairobi, isla markaana ay ka qayb galayaan in ka badan 20 dawladood oo caalamka ka tirsan.

Meelo ka mid ah Xeebaha Puntland ayaa iminka afduub loogu haystaa in ka badan 8 Markab oo caalamka laga leeyahay, inkastoo Maamulka oo iminka dadaal ballaaran ugu jiro sidii loo yareyn lahaa Burcadda oo caqabad wayn ku noqday Maraakiibta isaga kala  gooshta Xeebaha Soomaaliya.

Faysal Maxamed Xasan (Boston), Hiiraan Online

Comments (0)Add Comment

Write comment
quote
bold
italicize
underline
strike
url
image
quote
quote
Smiley
Smiley
Smiley
Smiley
Smiley
Smiley
Smiley
Smiley
Smiley
Smiley
Smiley
Smiley

Copyright 2007. All Rights Reserved.
busy
Last Updated ( Monday, 20 April 2009 )
 
< Prev   Next >

Sport News


Warning: getimagesize(http://i.media.goal.com/g/47412_news.jpg) [function.getimagesize]: failed to open stream: HTTP request failed! HTTP/1.0 404 Not Found in /home/iidhisco/public_html/tusmo/modules/mod_globalnews/php/functions.php on line 27
Arshavin Not Happy with Four Goals Against Liverpool
Tuesday, 21 April 2009

Warning: getimagesize(http://i.media.goal.com/g/39998_news.jpg) [function.getimagesize]: failed to open stream: HTTP request failed! HTTP/1.0 404 Not Found in /home/iidhisco/public_html/tusmo/modules/mod_globalnews/php/functions.php on line 27
Alonso Certain Liverpool Must Win Last Six Games
Tuesday, 21 April 2009

Warning: getimagesize(http://i.media.goal.com/g/41808_news.jpg) [function.getimagesize]: failed to open stream: HTTP request failed! HTTP/1.0 404 Not Found in /home/iidhisco/public_html/tusmo/modules/mod_globalnews/php/functions.php on line 27
Ferguson To Buy Kaka
Tuesday, 21 April 2009

Warning: getimagesize(http://i.media.goal.com/g/46756_news.jpg) [function.getimagesize]: failed to open stream: HTTP request failed! HTTP/1.0 404 Not Found in /home/iidhisco/public_html/tusmo/modules/mod_globalnews/php/functions.php on line 27
Fernando Torress: Man U will not win any titles this year
Tuesday, 21 April 2009
Currently Discussed..
TopicsByCategoryDate
Ma Qabtaa Wax Su'aal ah?guestDhismaha21-04-09 13:09