tusmo.iidhis.com

  • Decrease font size
  • Default font size
  • Increase font size
  • default color
  • red color
  • green color
al-islaaxIsniin, April 20, 2009(HOL): Ururka Al-Islaax ayaa soo saaray warsaxaafadeed uu ku soo dhaweynayo go’aankii uu Sabtidii Baarlamaanka Soomaaliya ku gaaray in Shareecada Islaamka lagu xukumo Dalka Soomaaliya, wuxuuna go’aankaas ku tilmaamay Ururka mid muhiim ah oo aan nolosha adduunka iyo tan aakhiraba  looga maarmi karin.
Read more...
 
Home arrow News-Warka arrow Dadkii u barakacay Duleedyada Muqdisho oo caawinaad weydiisanaya Hay’adaha Samafalka iyo Shacabka So
Dadkii u barakacay Duleedyada Muqdisho oo caawinaad weydiisanaya Hay’adaha Samafalka iyo Shacabka So PDF Print E-mail
Written by Guest   
Monday, 20 April 2009

Isniin, April 20, 2009(HOL): Dadkii ka barkacay Magaalada Muqdisho ee deegaannada ka sameystay in u dhaxeysa Magaalooyinka Muqdisho iyo Afgooye ayaa waxay ka codsanayaan Hay’adaha Samafalka iyo Shacabka Soomaaliyeed kuwooda wax heysta in ay gargaar deg deg ah la soo gaaraan.

Dadkani ayaa waxay sheegeen in iyagoo markoodii hore ay nolosha ku adkeyd uu  hadana ugu darsamay roobkii guga oo dushooda ka curtay iyagoo weliba aan heysan meel ay roobka ka galaan, marka laga reebo aqallo cooshado ka sameysan oo aan qudhooda roobka celin karin.

Axmed Maxamed Nuur oo ka mid ah Dadkii Muqdisho ka bakaracay ee Deegaanka Ceelasha Biyaha ku nool ayaa sheegay in xalay oo dhan uu dushoda ku hoorayay roobkii guga, wuxuuna caddeeyay in aqallo ay baco u saarnaayeen uu roobka uga soo dusay sabab la xiriirta iyadoo bacahaas aqalka u saaran ay qoraxdii la soo maray ay bolol ka dhigtay.

“Waxaan ka codsaneynaa Hay’adaha Samafalka  iyo Shacabka Soomaaliyeed kuwooda wax heysta in ay gargaar nala soo gaaraan”ayuu yiri Axmed Maxamed Nuur oo sheegay in aaney ilaa iyo haatan jirin cid roobka uu waxyeelleeyay  hayeeshee haddii uu sii socdo ay suurtagal tahay inuu roobka waxyeelleeyo dadka ku barakacay inta u dhaxeysa Magaalooyinka Muqdisho iyo Afgooye.

Salaad Iidow Xasan (Xiis), Hiiraan Online

Comments (1)Add Comment
iidhis dheh
written by shiiqaa, June 15, 2009
cxklvns'dvla ;afogjvaf vp;faioj vauh fouy 0obep opfavhb

Write comment
quote
bold
italicize
underline
strike
url
image
quote
quote
Smiley
Smiley
Smiley
Smiley
Smiley
Smiley
Smiley
Smiley
Smiley
Smiley
Smiley
Smiley

Copyright 2007. All Rights Reserved.
busy
Last Updated ( Monday, 20 April 2009 )
 
< Prev   Next >

Sport News


Warning: getimagesize(http://i.media.goal.com/g/47412_news.jpg) [function.getimagesize]: failed to open stream: HTTP request failed! HTTP/1.0 404 Not Found in /home/iidhisco/public_html/tusmo/modules/mod_globalnews/php/functions.php on line 27
Arshavin Not Happy with Four Goals Against Liverpool
Tuesday, 21 April 2009

Warning: getimagesize(http://i.media.goal.com/g/39998_news.jpg) [function.getimagesize]: failed to open stream: HTTP request failed! HTTP/1.0 404 Not Found in /home/iidhisco/public_html/tusmo/modules/mod_globalnews/php/functions.php on line 27
Alonso Certain Liverpool Must Win Last Six Games
Tuesday, 21 April 2009

Warning: getimagesize(http://i.media.goal.com/g/41808_news.jpg) [function.getimagesize]: failed to open stream: HTTP request failed! HTTP/1.0 404 Not Found in /home/iidhisco/public_html/tusmo/modules/mod_globalnews/php/functions.php on line 27
Ferguson To Buy Kaka
Tuesday, 21 April 2009

Warning: getimagesize(http://i.media.goal.com/g/46756_news.jpg) [function.getimagesize]: failed to open stream: HTTP request failed! HTTP/1.0 404 Not Found in /home/iidhisco/public_html/tusmo/modules/mod_globalnews/php/functions.php on line 27
Fernando Torress: Man U will not win any titles this year
Tuesday, 21 April 2009
Currently Discussed..
TopicsByCategoryDate
Ma Qabtaa Wax Su'aal ah?guestDhismaha21-04-09 13:09