tusmo.iidhis.com

  • Decrease font size
  • Default font size
  • Increase font size
  • default color
  • red color
  • green color
Isniin, April 20, 2009(HOL): Waxaa dadaal loogu jiraa sidii loo sii deyn lahaa labo samafayaal ah oo u shaqeynayay Hay’adda MSF-Belgium, kuwaasi oo shalay ay kooxo hubeysan ka qafaasheen inta u dhaxeysa Xudur iyo Rabdhuurre oo Gobolka Bakool ka tirsan.
Read more...
 
Hambalyo: Fadumo Xasan Dhagaxtuur oo udhashay wiil PDF Print E-mail
Written by Guest   
Tuesday, 21 April 2009

Dhamaan ehelada Faadumo ayaa waxay iyada u dirayaan hambalyo ayaguu aad ugu faraxsan wiilka dowaan ugu dhashay gabadhaasi magaalada New York.  Wiilku waxuu dhashay taariiqda markii ay ahayd 01/01/2009 isagoo dhashay sanadka cusub.  Waxay leeyhiyiin ehadeeda faadumo wiilka alaha ka dhigo mid dadkiisa anfaca adigana ku anfaca.

Read more...
 
Cabdullahi Maxamuud iyo Ardo Nur oo Ku Aqal galay Muqdisho PDF Print E-mail
Written by Guest   
Tuesday, 21 April 2009

Muhiimadu waa in la gelin karo qaybaha kala duwan ee web siteku u baahan yahay ayna ka soo baxayaan bogga koowaaad.  Sidaa darteed, qaybta hoose waa tan oo la copyeeyey.

Read more...
 
Aroos Ka dhacay Toronto: Axmed Diirshe iyo Fartuun Cali PDF Print E-mail
Written by Guest   
Tuesday, 21 April 2009
Maadaama webkaan yahay mid tusaale ah, waan ka caajisay inaan sii qoro arooskan oo dhan marka fadlan iga raali ahaada.  Haddii aad iska fahantay in arooskani yahay mid fake ah, adigaaba caadi ahayn.  Hadii aadan fahmin oo mid run ah u malaysay, iga raali ahaaw ma aanan kala jeedin inaan kaa waalo.  Anigoo wax kale aan qorin maskaxdeyda ku soo dhicin ayaan iska type-gareeyey qoraalkan.  Muhiimadu waa in la gelin karo qaybaha kala duwan ee web siteku u baahan yahay ayna ka soo baxayaan bogga koowaaad.  Sidaa darteed, qaybta hoose waa tan oo la copyeeyey.
Last Updated ( Tuesday, 21 April 2009 )
Read more...
 
Hambalyo - Arooska C/raxmaan Geele (xidig) iyo Sahra Daahir Axmed (indha uroon) PDF Print E-mail
Written by Guest   
Tuesday, 21 April 2009
Waxaa Dhowaan magaalada Oslo ku aqal galay Arooska C/raxmaan Geele (oo ku magac dheer xidig) iyo Sahra Daahir Axmed (oo loo yaqaan indha uroon).  Waxaa dhamaan qoyskooda iyo saaxibaadood u hambalyeynayaan labadooda ayagoo leh Aroos wacan oo iftiima noqdana mid raaga.
Read more...
 
Somalia's Online Identity Crisis PDF Print E-mail
Written by Guest   
Monday, 20 April 2009

Finding Somalia's government on the web can be confusing. There is no .so domain. www.somali-gov.infoclaims to be the "Official Federal Government Website for Somalia" but if you have been following developments in Somalia you will soon realize that the president and prime minister are no longer in power.

Last Updated ( Monday, 20 April 2009 )
Read more...
 
<< Start < Prev 1 2 Next > End >>

Results 1 - 9 of 10
Currently Discussed..
TopicsByCategoryDate
Ma Qabtaa Wax Su'aal ah?guestDhismaha21-04-09 13:09