tusmo.iidhis.com

  • Decrease font size
  • Default font size
  • Increase font size
  • default color
  • red color
  • green color
Haddii aad dhowaan iigu soo dirtay su'aallo emalkayga oo aan kuusoo jawaabay, waxaa suurto gal ah inaadan helin jawaabtaas taaso ay ka dambeysay Hotmail.  Sababta keentay in aadan helin jawaabtii aan kuu soo diray ayaa noqo karta in Hotmailka spam filterkeeda uu toos emailkayga ugu gudbiyo SPAM-ka.  
Read more...
 
Home arrow News-Warka
Wararka oo Dhan
Emailka Hotmail oo SPAM-ka ku darta Jawaabteyda PDF Print E-mail
Written by Guest   
Thursday, 18 June 2009
Haddii aad dhowaan iigu soo dirtay su'aallo emalkayga oo aan kuusoo jawaabay, waxaa suurto gal ah inaadan helin jawaabtaas taaso ay ka dambeysay Hotmail.  Sababta keentay in aadan helin jawaabtii aan kuu soo diray ayaa noqo karta in Hotmailka spam filterkeeda uu toos emailkayga ugu gudbiyo SPAM-ka.  
 
Sidee Loo Geliyaa Warka? PDF Print E-mail
Written by Guest   
Tuesday, 21 April 2009
Fadlan marka hore geli meesha username guest meesha password guest.  Kadibna waxaa kuusoo baxaya User Nenu.  Ka dooro linkiga Submit News.  Sii aqri qoraalkan si aan kuugu sii sharaxo.
 
Seddex Nin oo habeen hore laga af-duubay Magaalada Beledweyne oo dib u helay xorayaddoodii PDF Print E-mail
Written by Guest   
Monday, 20 April 2009

Axad, April 19, 2009(HOL): Waxaa xalay la sii daayay Seddex nin oo rayid ah kuwaas oo kooxo hubeysan habeen hore ka qafaasheen guri ay ka deganaayeen Magaalada Beledweyne, kadib markii sida uu HOL u sheegay mid ka mid ah ragga la sii daayay lagu waayay sababihii loo qabtay.

Last Updated ( Monday, 20 April 2009 )
 
Dowlad Goboleedka Puntland oo loo samaynayo Ciidamo la dagaallama Burcad Badeedda PDF Print E-mail
Written by Guest   
Monday, 20 April 2009

somali piratesAxad, April 19, 2009(HOL): Madaxwaynaha DGPL Dr C/raxmaan Faroole oo ku sugan magaalada Nairobi ee dalka Kenya ayaa sheegay in Puntland loo samaynayo ciidamo Badda ah oo ka hortaga dhibaatooyinka Burcad Badeedda.

Last Updated ( Monday, 20 April 2009 )
 
Dadkii u barakacay Duleedyada Muqdisho oo caawinaad weydiisanaya Hay’adaha Samafalka iyo Shacabka So PDF Print E-mail
Written by Guest   
Monday, 20 April 2009

Isniin, April 20, 2009(HOL): Dadkii ka barkacay Magaalada Muqdisho ee deegaannada ka sameystay in u dhaxeysa Magaalooyinka Muqdisho iyo Afgooye ayaa waxay ka codsanayaan Hay’adaha Samafalka iyo Shacabka Soomaaliyeed kuwooda wax heysta in ay gargaar deg deg ah la soo gaaraan.

Last Updated ( Monday, 20 April 2009 )
 
Dowladda Itoobiya oo sheegtay in aysan ka laaban doonin ballanqaadkeedii ahaa in ay taageereyso Dowl PDF Print E-mail
Written by Guest   
Monday, 20 April 2009

Isniin, April 20, 2009(HOL): Wasiirka Arrimaha Dibadda Itoobiya Seyoum Mosfen ayaa shaaca ka qaaday in Dowladdiisa ay ka dhabeyneyso ballanqaad ay horay u sameysay oo ahaa in ay caawineyso Dowladda Soomaaliya.

Last Updated ( Monday, 20 April 2009 )
 
Samafayaal lagu af-duubtay Bakool oo dadaal loogu jiro sidii loo sii deyn lahaa PDF Print E-mail
Written by Guest   
Monday, 20 April 2009
Isniin, April 20, 2009(HOL): Waxaa dadaal loogu jiraa sidii loo sii deyn lahaa labo samafayaal ah oo u shaqeynayay Hay’adda MSF-Belgium, kuwaasi oo shalay ay kooxo hubeysan ka qafaasheen inta u dhaxeysa Xudur iyo Rabdhuurre oo Gobolka Bakool ka tirsan.
Last Updated ( Monday, 20 April 2009 )
 
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya oo ugu baaqay Dowladda Soomaaliya in ay sameysto Guddi heer Qaran a PDF Print E-mail
Written by Guest   
Monday, 20 April 2009

AbdiQasim Salad HassanIsniin, April 20, 2009(HOL): Madaxweynihii hore ee Soomaaliya C/qaasim Salaad Xasan oo isagoo ku sugan magaalada Qaahira ee Dalka Masar qadka Taleefoonka uga qeybgalay shir ka dhacay Magaalada Muqdisho oo ay isugu yimaadeen siyaasiyiin ka tirsanaa Dowladdii TNG-da ayaa wuxuu ugu baaqay Dowladda Soomaaliya in ay sameyso guddi heer Qaran ah oo soo baara dadkii geystay dembiyadii dagaal ee ka dhacay Soomaaliya.

Last Updated ( Tuesday, 21 April 2009 )
 
Ururka Al-Islaax oo soo dhaweeyay go’aankii Baarlamaanka Soomaaliya ee ahaa in Shareecada Islaamka l PDF Print E-mail
Written by Guest   
Monday, 20 April 2009
al-islaaxIsniin, April 20, 2009(HOL): Ururka Al-Islaax ayaa soo saaray warsaxaafadeed uu ku soo dhaweynayo go’aankii uu Sabtidii Baarlamaanka Soomaaliya ku gaaray in Shareecada Islaamka lagu xukumo Dalka Soomaaliya, wuxuuna go’aankaas ku tilmaamay Ururka mid muhiim ah oo aan nolosha adduunka iyo tan aakhiraba  looga maarmi karin.
Last Updated ( Monday, 20 April 2009 )
 

Sport News


Warning: getimagesize(http://i.media.goal.com/g/47412_news.jpg) [function.getimagesize]: failed to open stream: HTTP request failed! HTTP/1.0 404 Not Found in /home/iidhisco/public_html/tusmo/modules/mod_globalnews/php/functions.php on line 27
Arshavin Not Happy with Four Goals Against Liverpool
Tuesday, 21 April 2009

Warning: getimagesize(http://i.media.goal.com/g/39998_news.jpg) [function.getimagesize]: failed to open stream: HTTP request failed! HTTP/1.0 404 Not Found in /home/iidhisco/public_html/tusmo/modules/mod_globalnews/php/functions.php on line 27
Alonso Certain Liverpool Must Win Last Six Games
Tuesday, 21 April 2009

Warning: getimagesize(http://i.media.goal.com/g/41808_news.jpg) [function.getimagesize]: failed to open stream: HTTP request failed! HTTP/1.0 404 Not Found in /home/iidhisco/public_html/tusmo/modules/mod_globalnews/php/functions.php on line 27
Ferguson To Buy Kaka
Tuesday, 21 April 2009

Warning: getimagesize(http://i.media.goal.com/g/46756_news.jpg) [function.getimagesize]: failed to open stream: HTTP request failed! HTTP/1.0 404 Not Found in /home/iidhisco/public_html/tusmo/modules/mod_globalnews/php/functions.php on line 27
Fernando Torress: Man U will not win any titles this year
Tuesday, 21 April 2009
Currently Discussed..
TopicsByCategoryDate
Ma Qabtaa Wax Su'aal ah?guestDhismaha21-04-09 13:09